Feygar qofeed ,Nature lover world beauty soomaali eye

 

Sawirka sare ee Buluuga iyo cadaanka isku badhxan ah ,Daruuraha teelteelka usameysmaya,ee Xaradhka cirka ku shiraaqey, cagaarka caleemaha geed gaabka iyo dhirta dhaadheerba leh, ci,da ,dhawaaqa ama hees barwaaqeedka shimbirahani isku jiibinayaan 

Cimilada dhexdhexaadka ah ,een dhana uxagliyin Kulayl iyo qabow , Iyo weliba Qulqulka degan ee Tog Biyeedkan saafiga samada shabahay ah,  lahayn saxmad noocba iyo sawaxan aadmi ama aaladeed midnaba ,Iyo Uduga aan eray cabiraya lahayn .


 Waa #Jawi hadaanad  kuxasilin

 mar xasuusan xiliyidaadii samaa ,Nimcooyinka rabigaa dhankasta kaa Barkiyey , oo  aanad dhex mushaaxin marna qiimeyn mug iyo balaca nololeed Ah aanad ula dhaqaaqin ,oo dabadeed intaad jeego isku yara kala bixisid 

Boqolaal Dhalo oo humaagyo malaawaal ah ,Humuum nafeed iyo Hirdankii nololeedda aanad ku kaliyeysan oo gabiba naftaada iyo Noloshaada kaaga waramaya 

Aaney Sawir maskaxeed ahaan  kugu hor imaaa.


marna qudrada EeBE iyo iyo siduu kayeelay kawnkan aad cimriga Qiyaasta leh joogeyso,Ee isna Imtixaanka nafuhu kuhodmaan ah,  aanad la Haasaawin iYo Tirooyin kaloo Humaagyo ah 


 Mxaa Kaleed Kuxasili Nafyahay Oon Qawl aliyo Cibaado Rabi ka ahayn ?


#Nasasho

  #Bilicda Deegaan

   #NATURE 


2021 April

Comments

Post a Comment

Fikirkaagu waa noo muhiim

Popular posts from this blog

Shucuur qofeed